Afhayeenkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo goor dhow is casilay

Cabdullaahi Shiikh Xasan oo ahaa Wasiirkii dastuurka mamaulka Koonfur galbeed ayaa iska casilay xilkii Afhayeenimo ee Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada. Iscasilaadiisa ayuu ku sababeeyey inay tahay maadaama uu is casilay Madaxweynihii Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan oo sidoo kale ka haray tartanka doorashada koonfur galbeed. “Afhayeen ma sii ahaan karo maadaama uu Meesha ka … Continue reading Afhayeenkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo goor dhow is casilay